adensom.wordpress.com
Qeybta 1-aad ee Qisada nuucyada Galmoodka | Arimaha Bulshada
https://adensom.wordpress.com/2007/10/14/qeybta-1-aad-ee-qisada-nuucyada-galmoodka
Qeybta 1-aad ee Qisada nuucyada Galmoodka. October 14, 2007 at 4:42 pm Posted in Raaxada Guurka. Dad badan baa aaminsan in sida ay ragga iyo dumarkoodu isugu galmoodaan oo laga sheekeeyaa tahay wax ceeb ah oo ay habboon tahay in laga aamuso, waxaana weeye waa siday ku andacoonayaane. Wax Eebbe dadka ku abuuray oo qofku iyadoon looga sheekeyn uu keligii baranayo, fahamka caynkaas ahise waa mid runta ka fog. Haddaba si aynu ummadda Soomaaliyeed u tusno in ka sheekeynta iyo dhaqangelinta qaababka kala duwan...
adensom.wordpress.com
Naagta ugu luga dheer aduunka oo la kulantay ninka ugu yar dunida. | Arimaha Bulshada
https://adensom.wordpress.com/2008/10/21/naagta-ugu-luga-dheer-aduunka-oo-la-kulantay-ninka-ugu-yar-dunida
Naagta ugu luga dheer aduunka oo la kulantay ninka ugu yar dunida. October 21, 2008 at 2:39 pm Posted in mucjisoyinka. Waxaa sidoo kale halkasi iyadoo aad u faraxsan ka hadashay Svetlana Pankratova oo ah gabadhan lugaheeda aadka u dheer yahiin oo iyadu isku tilmaamtay inay tahay boqorada lugaha adduunka maadaama lagu qorey buugga Guinness World Record. HADDII AAD RABTO INAAD DAAWATO ISAGOO YOUTUBE AH. 2 Comments ». Feed for comments on this post. Comment by feysal aweys siciiid. 8212; October 16, 2012 #.
adensom.wordpress.com
Book-ga Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? oo dhameestiran | Arimaha Bulshada
https://adensom.wordpress.com/2010/09/30/book-ga-sideen-u-fahamnaa-qur’aanka-oo-dhameestiran
Book-ga Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? September 30, 2010 at 11:18 am Posted in Quraan. Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Qur’aanku waa Kalimadii Alle ee Mucjizada aheyd taasoo lagu soo dajiyay Nabigii ugu Dambeeyay Nabiyaasha ee Muxamad {Nabad iyo Naxariis Allaha yeelee} ayadoo loo soo marsiiyay Amiirkii Malaaigta Jibriil. Fadliga Qur’aanka waxaana Cadeyayay Nusuus badan oo isugu jira Aaayado Qur’aan ah iyo Axadiis sasiix ah, arintaasoo nagu Baraarujineysa in aan waqtigeena ku bixino barashadiisa iyo baridiisa...
adensom.wordpress.com
Qormo | Arimaha Bulshada
https://adensom.wordpress.com/qormo
HAWEENEY JINI AH IYO NIN INSI AH OO IS GUURSADAY. Guurkii Dhex maray Jinka iyo Insiga. Markii ay salaadii arooryo ahayd ayaan alaabtaydii oo masar weyn oo shaash leh laygu duubay dacalka qabsaday oo aan safar u diyaar garoobay, ka dibna waxaan u jeestay xaggaa iyo Ceerigaabo, ma garanayo in cagaha wax lay geliyey iyo in kale, laakiin waxaan arkay anniga oo isla markiiba Ceerigaabo dhex-taagan, balse markiiba waxaan Ceerigaabo uga sii gudbay meeshii uu reerkayagu deganaa. C/fataax wuxuu intaasi sii raaciy...
adensom.wordpress.com
Arimaha Bulshada | Xarunta Blogga waa Indonesia, | Page 2
https://adensom.wordpress.com/page/2
Yaa guuleysan-doona Yuusuf iyo Nur Cade? 8221;Faallo uu Qorey wariye Saxnuuni”. August 11, 2008 at 10:42 pm Posted in siyasada somalia. In dhawaalaba waxay Soomaalida hadal hayeen khilaaf-ka soo ifbaxay ee u dhaxeeya Madaxda Sare ee Dowlada federaalka Somalia ee Maleteriga Ethiopian ay ilaaliyaan, waana khilaaf u yara eg kii dhexmaray Prof geedi. Waxayna shacabka Soamaalida is weyndiinayaan halka uu ku dambeyn doono Khilaafkaan ugub-ka ah ee u dhaxeeya Nuur Cade iyo Cabdulaahi Yuusuf. Marka hore Nuur Cade.
adensom.wordpress.com
Xogta Baarlamaanka iyo Xaaladda Xukuumadda, Nabadda Nuur Cadde iyo nacabka hortaagan | Arimaha Bulshada
https://adensom.wordpress.com/2008/08/11/xogta-baarlamaanka-iyo-xaaladda-xukuumadda-nabadda-nuur-cadde-iyo-nacabka-hortaagan
Xogta Baarlamaanka iyo Xaaladda Xukuumadda, Nabadda Nuur Cadde iyo nacabka hortaagan. August 11, 2008 at 11:34 pm Posted in maqal. Waxaa horey loola socday in Xukuumaddu qaaday talaabooyin horumar leh oo ay ka mid ahaayeen aadna loogu xasuustaa Sii deyntii duqowda dhaqanka ee Magaaladda Muqdisho iyo maxaabiis kaloo siyaasad iyo arimo dhaqaale raadinba ugu xirnaa dowladda. Ma u malaynayo in aad la yaabi doonto sida ay u shaqeyso maskaxda Madaxweynaha, Mana u malaynayo sidoo kale in aad la yaabi doonto sab...
adensom.wordpress.com
Jokes | Arimaha Bulshada
https://adensom.wordpress.com/jokes
These are real funny; it’s not meant to be disrespectful of immodest. It’s simple humor. Imagine guys using those lines in front of the girlsâ family? 1 “OH MY GOSH! I just saw part of your hair, now you’re obliged to marry me.”. 2 “Our parents engaged us when we were little, they must have forgotten to tell you.”. 3 “I’d like to be more than just your brother in Islam.”. 4 “To watch you pray is a sin of its own.”. 5”Will my platinum VISA cover your dowry? 9”Wanna pray in jamaat? 19 It must be Laylatul Q...
adensom.wordpress.com
ANNIKA IRMLER OO NOQOTAY GABADHA UGU CARAB DHEER DUNIDA | Arimaha Bulshada
https://adensom.wordpress.com/2008/10/21/annika-irmler-oo-noqotay-gabadha-ugu-carab-dheer-dunida
ANNIKA IRMLER OO NOQOTAY GABADHA UGU CARAB DHEER DUNIDA. October 21, 2008 at 3:11 pm Posted in mucjisoyinka. Annika Irmler oo ah gabar u dhalatay Tangstedt oo ah tuulo ku dhaw Magaalada Hamburg ee dalka Germany ayaa loo caleemo saaray inay gabadha adduunka ugu carab dheer iyadoo carabkeeda dhirirkiisa uu noqday 70mm (7cm) Annika ayaa lagu qoray amaba lagu xaqiijiyay inay ugu carab dheertahay adduunka buuga lagu qoro dadka adduunka ugu mucjiso badan ee loo yaqaano Guinness World Records Book. Leave a Repl...
adensom.wordpress.com
History | Arimaha Bulshada
https://adensom.wordpress.com/history
This content is password protected. To view it please enter your password below:. Enter your password to view comments. Subscribe in a reader. Downfall of Siad Barre (1986 – 1992). Rise of the Islamic Courts Union (2006). SYL (Somali Youth League). Taariikh nololeedkii marxuum Jen. M. F. Ceydiid. Taariikhdi 15 febaraayo 1960kii and Sawiro taariikhd. Zheng He and Ibn Battuta. Book-ga Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Masaariyad dhashay 7 Mantaano Daawo. ANNIKA IRMLER OO NOQOTAY GABADHA UGU CARAB DHEER DUNIDA.
adensom.wordpress.com
September | 2010 | Arimaha Bulshada
https://adensom.wordpress.com/2010/09
Book-ga Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? September 30, 2010 at 11:18 am Posted in Quraan. Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Qur’aanku waa Kalimadii Alle ee Mucjizada aheyd taasoo lagu soo dajiyay Nabigii ugu Dambeeyay Nabiyaasha ee Muxamad {Nabad iyo Naxariis Allaha yeelee} ayadoo loo soo marsiiyay Amiirkii Malaaigta Jibriil. Continue Reading Book-ga Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Subscribe in a reader. Downfall of Siad Barre (1986 – 1992). Rise of the Islamic Courts Union (2006). SYL (Somali Youth League). Jaaliya...
SOCIAL ENGAGEMENT