ceelcadde.wordpress.com
Diinta | Degmada Ceel-Cadde
https://ceelcadde.wordpress.com/diinta
Home of Ahmed Garaad (Gurey) and Amiir Nuur (Ina Nuur). October 5, 2007 at 8:46 pm. Walaal macan marka hore wan adiin salamay salan ta islamka ayan iddiku salamay sal kadib waxa an raba in an halkaan arin yae idiin ka weydiiyo wxa walbo oo diinta ku saabsan ma idiin soo weydiin kara walaalayal low. October 17, 2007 at 10:58 am. Waxaan ahay nin layiraahdo c/risaaq wiilcadde kuna nool gobolada lamagac baxay puntland , intaa kadib ,. February 8, 2008 at 2:56 am. March 1, 2008 at 8:11 am. Maxayka qabtaa diin...
ceelcadde.wordpress.com
Deegaanadee hoos imaan doona degmada Ceelcadde? | Degmada Ceel-Cadde
https://ceelcadde.wordpress.com/2007/10/17/deegaanadee-hoos-imaan-doona-degmada-ceelcadde
Home of Ahmed Garaad (Gurey) and Amiir Nuur (Ina Nuur). Deegaanadee hoos imaan doona degmada Ceelcadde? Deegaanadee hoos imaan doona degmada Ceelcadde? October 17, 2007. Maadaama ay Ceelcadde noqotay degmo ka tirsan degmooyinka gobolka Gedo, su’aashu waxay tahay deegaanadee hoos imaan doona degmada Ceelcadde, asbaabahee bayse ku hoos imaanayaan: Masaafo, codka dadka, sharciyan wax qoran? Ceelcadde oo Degma loo aqoonsaday! October 17, 2007 at 11:58 pm. Magacaygu waa Daahir cabdi nuur. Tusaale ahaan, Garba...
ceelcadde.wordpress.com
January | 2008 | Degmada Ceel-Cadde
https://ceelcadde.wordpress.com/2008/01
Home of Ahmed Garaad (Gurey) and Amiir Nuur (Ina Nuur). Archive for January, 2008. Degmada Ceelcadde oo isu diyaarineysa dhismaha maamul ay yeelato. January 15, 2008. Degmada Ceelcadde oo kamid ah degmooyinka gobolka Gedo ayaa waxaa ay isu diyaarineysaa sameynta maamul degma oo ka kooban qeybaha kala duwan ee maamulka sida guddoomiye, ku xigeenka, xoghaya maamulka iyo qeybaha kale ee waaxyaha hoose. Read more…. Maxaa Keena nabaad guurka dhulka (Geed abuur hadaad mid goyso). Voice Of America (Somali).
ceelcadde.wordpress.com
Shirkadda Isgaarsiinta “Hormuud” oo soo gabagabaysay Telefoon galin iyo Taagidda Towers-ka Isgaarsiinta degmada Ceel-Cadde | Degmada Ceel-Cadde
https://ceelcadde.wordpress.com/2010/02/10/shirkadda-isgaarsiinta-hormuud-oo-soo-gabagabaysay-telefoon-galin-iyo-taagidda-towers-ka-isgaarsiinta-degmada-ceel-cadde
Home of Ahmed Garaad (Gurey) and Amiir Nuur (Ina Nuur). Shirkadda Isgaarsiinta “Hormuud” oo soo gabagabaysay Telefoon galin iyo Taagidda Towers-ka Isgaarsiinta degmada Ceel-Cadde. Shirkadda Isgaarsiinta “Hormuud” oo soo gabagabaysay Telefoon galin iyo Taagidda Towers-ka Isgaarsiinta degmada Ceel-Cadde. February 10, 2010. Maamulka Degmada Ceel-Cadde waxaa uu sheegay inay soo dhawaynayaan cid kasta oo diyaar u ah inay maalgashato degmada, sida shirkadaha xawaaladaha, isgaarsiinta, hay’adaha maxaligga...
ceelcadde.wordpress.com
Ceel Cadde oo ay DFKMG ah u magacowday degmo iyo dikreetadii oo ku lifaaqan | Degmada Ceel-Cadde
https://ceelcadde.wordpress.com/2007/10/17/ceel-cadde-oo-ay-dfkmg-ah-u-magacowday-degmo-iyo-dikreetadii-oo-ku-lifaaqan
Home of Ahmed Garaad (Gurey) and Amiir Nuur (Ina Nuur). Ceel Cadde oo ay DFKMG ah u magacowday degmo iyo dikreetadii oo ku lifaaqan. Ceel Cadde oo ay DFKMG ah u magacowday degmo iyo dikreetadii oo ku lifaaqan. October 17, 2007. Wasaaradda arimaha gudaha dawladda fadaraalka ku meel gaarka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in deegaanka Ceel-Cade ee gobalka Gedo si rasmi ah loogu magacaaway dagmo ka tirsan Dagmooyinka uu ka kooban yahay guud ahaan gobalka Gedo. 8221; Odayaasha , siyaasiyiint...
ceelcadde.wordpress.com
ceelcadde | Degmada Ceel-Cadde
https://ceelcadde.wordpress.com/author/ceelcadde
Home of Ahmed Garaad (Gurey) and Amiir Nuur (Ina Nuur). Shirkadda Isgaarsiinta “Hormuud” oo soo gabagabaysay Telefoon galin iyo Taagidda Towers-ka Isgaarsiinta degmada Ceel-Cadde. February 10, 2010. Ogaysiis: Website-ka degmada Ceel-Cadde oo dib u howlgalay. February 7, 2010. Goobaha Ganacsiga oo ay Al-shabaab ka bur-buriyeen Degmada Ceel-Cadde, Gedo. February 7, 2010. Warar aanu si toos ah uga helayno maamulka ka arimiya degmada Ceel-Cadde ayaa sheegayo in dhawaan la bur-buriyey dhismooyin si sharci dar...
ceelcadde.wordpress.com
Degmada Ceelcadde oo isu diyaarineysa dhismaha maamul ay yeelato | Degmada Ceel-Cadde
https://ceelcadde.wordpress.com/2008/01/15/degmada-ceelcadde-oo-isu-diyaarineysa-dhismaha-maamul-ay-yeelato
Home of Ahmed Garaad (Gurey) and Amiir Nuur (Ina Nuur). Degmada Ceelcadde oo isu diyaarineysa dhismaha maamul ay yeelato. Degmada Ceelcadde oo isu diyaarineysa dhismaha maamul ay yeelato. January 15, 2008. Degmada Ceelcadde oo kamid ah degmooyinka gobolka Gedo ayaa waxaa ay isu diyaarineysaa sameynta maamul degma oo ka kooban qeybaha kala duwan ee maamulka sida guddoomiye, ku xigeenka, xoghaya maamulka iyo qeybaha kale ee waaxyaha hoose. January 22, 2008 at 5:18 am. January 31, 2008 at 6:45 am. Magaranay...
ceelcadde.wordpress.com
Ogaysiis: Website-ka degmada Ceel-Cadde oo dib u howlgalay | Degmada Ceel-Cadde
https://ceelcadde.wordpress.com/2010/02/07/ogaysiis-website-ka-degmada-ceel-cadde-oo-dib-u-howlgalay
Home of Ahmed Garaad (Gurey) and Amiir Nuur (Ina Nuur). Ogaysiis: Website-ka degmada Ceel-Cadde oo dib u howlgalay. Ogaysiis: Website-ka degmada Ceel-Cadde oo dib u howlgalay. February 7, 2010. Haddii aad hayso warbixino ku saabsan deegaanka fadlan noogu soo hagaaji cinwaankayaga oo ah ceelcadde@gmail.com. February 8, 2010 at 5:17 am. Waa webka CeelCadde, waa Ok haddii degmo kasta oo gobolka ka tirsan web loo sameeyo. Mahadsanidiin dadkii isku howlay. February 10, 2010 at 8:06 pm. Wibaahi towfiq W.c.